wargeyskadawan.com
Farxadda Iyo Walaaca Qaad Joojinta UK
24kii bishan ina dhaaftay ee June 2014 ayay si fiican u Rumowday Riyadii dad badan oo ku nool Dalkan UK oo Habeen iyo Maalinba u Rabbi tuugayay in ay soo afjaranto Aafadii Qaadku uu ku hayay bulsha…