wargeyskadawan.com
Warfaafinta Oo Hirgelisay Sanduuq Dhaqaale Oo Lagu Kaalmaynayo Hawl-waddeennada
Hargeysa, (DAWAN)- Masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa shir balaadhan oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda kala qayb galay guud ahaan shaqaale weynaha wasa…