wargeyskadawan.com
“Waxaanu Wadnaa Inaanu Qandaraas Ku Bixinno Shirkaddii Dhigi Lahayd Doog Lagu Beerayo Garoonka Hargeysa Stadium”
HARGEYSA (DAWAN)-Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad…