wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo Tafaasiil Ka Bixisay Qasdiga ay Ka Leedahay Mari-qaad ay u Fidisay Nicholas Kay
HARGEYSA (DAWAN)-Xukuumadda Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay asbaabaha marti-qaad rasmi ah oo ay u fidisay Wakiilka Qarrammadda midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Mr. Nicholas Kay …