wargeyskadawan.com
“Somaliland Cidna Gorgortan Kalama Galayso Xuduudaheeda Dhuleed iyo Baddeedba, Heshiiskaasina waxa uu Khuseeyaa Soomaaliya” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Hargeysa (DAWAN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa sheegay in aanay Somaliland cidna gorgortan kala galayn…