wargeyskadawan.com
Waxgaradka Degmada Maxamuud Haybe Oo Qoddobeeyay Baahiyaha Bulsho Ee Ka Jira Degmadaas
Hargeysa, (Dawan)- Masuuliyiinta degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay baahiyaha ugu waaweyn ee ka jira deegaankaas. Qaar ka mid ah madax dhaqameed, aqoonyahan, waxgarad cul…