wargeyskadawan.com
Kabash-kabashtii Shaqaalaha Iyo Kormeerkii Kadiska ahaa Ee Wasiir Samaalle
Hargeysa(DAWAN) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay kormeer Kadis ah ku maray Kastamka Kalabaydh, Abaarso iyo xafiisyada Gabiley ee Dakhli soo saarka, kuw…