wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku xigeenka Oo Kulan la Yeeshay Xubno ka socda Jaaliyadda Sweden
Hargeysa (DAWAN)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda jaaliyadda reer Somal…