wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha SOLJA Oo Daadifeeyay Guddi Qaban-qaabo Oo Sharci Darro ah
HARGEYSA (DAWAN)-Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamad Yuusuf ayaa ganafka ku dhuftay Liiska Guddi uu sharci darro ku tilmaamay oo xubno ka mid ah Hoggaanka ururkaasi …