wargeyskadawan.com
Itoobiya iyo Kiiniya oo Qaaday Tallaabooyin ay kaga Gaashaamanayaan Fiditaanka Cudurka Ebola
Hargaysa(Dawan) Dalalka Kenya iyo Ethiopia, ayaa ku dhaqaaqay howgallo looga hortagayo inuu cudurka halista ah ee Ebola soo gaadho dalalkooda. Sida ay werisay shalay wakaaladda wararka ee Walta…