wargeyskadawan.com
Prof Reer Japan ah Oo Mashruuc Waxbarashada Casriga ka Bilaabaya Somaliland‏
Hargeysa (DAWAN)-Waxa dalka Somaliland booqasho ku yimid Prof. Seiichiro Yonekura [ Ph.D ] oo u dhashay dalka Japan, kana hawlgala oo wax ka dhiga meelo kala duwan sida, Machad la yidhaa (Institute…