wargeyskadawan.com
Wasiirka Daakhiliga Oo Fasaxay Xayiraadii uu Hore Ugu Soo Rogay Fadhiyadda Xilka Lagaga Qaadayo Maayarrada Dalka
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa shaaciyay inuu dhammaaday mudadii uu xayiray fadhiyadda caadiga ah ee golayaasha deegaanka dalka. Cali Ma…