wargeyskadawan.com
“Anigu Somaliland intaan Noolahay Kama Tegayo Marka aan Dhintana Waa Halka La Igu Aasayo..” Fu’aad Aadan Cadde Waraysi
Burco (Dawan):- La taliyaha Madaxweynaha ee gobolada Barriga Somaliland Fu’aad Aadan Cadde,ayaa a hadlay halka uu ka taagan yahay qaddiyadda Somaliland iyo la soo noqoshada Madaxbannaanida Qarannim…