wargeyskadawan.com
Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Shiidaal Yaraan Laga Dareemay Magaalooyinka Dalka
Hargaysa (Dawan): Dhawrkii maalmood ee u dambeeyay waxa magaalooyinka Somaliland gaar ahaana caasimadda Hargeysa, si weyn looga dareemay shiidaal yaraan ka jirtay, iyo sidoo kale kor u kac ku yim…