wargeyskadawan.com
Iscasilaada Dr. Maxamed Cismaan Fadal Waa Xeelad Kale!
Waxaan arkaynaa xeelad siyaasadeed oo siyaasi xisbiga WADDANI ka tirsani oo la yidhaahdo DR. Maxamed Cismaan Fadal uu doonayo inuu shaadh kale u soo xidho xukuumadda Somaliland. Siyaasigan oo iska…