wargeyskadawan.com
“Ma Suurto-galayso In Laas-caanood Iyo Buuhoodle laga Sameeyo Maamul Somaliland ku dhex jira”
Hargeysa, (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga jawaabay dhawaaq ka soo yeedhay wakiillada qaramada midoobay, midowga Yurub iyo Maraykanka …