wargeyskadawan.com
Wasaaradda Khaarajiga Oo Ku Fashilantay Inay Ka Dareen celiso Bayaan ay Soo Saareen Saddex Danjire oo Somaliland ka dhan ah
Hargeysa (DAWAN)- Wefti oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamhuriyada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Max…