wargeyskadawan.com
Guddoomiye Cirro Oo Ciidammadda Qaranka Ku Bogaadiyay Talaabadii ay ka Qaadeen Maleeshiyadii Galaydh
Hargeysa(DAWAN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay dagaalkii tuuladda Saax-dheer ay c…