wargeyskadawan.com
Wasiirka Caafimaadka Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Musharixiinta Madaxtinimadda UCID
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa si adag u beeniyay hadallo ka soo yeedhay musharaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne k…