wargeyskadawan.com
Wakiiladda Oo La Horgeeyay Xeer nidaamiyaha Kala Xadaynta Awoodaha Masuuliyiinta Dawladda
Hargaysa (Dawan): Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shalay golaha wakiiladda hor geeyay xeer nidaamiyaha kala xadaynta awoodaha maamul ee masuuliy…