wargeyskadawan.com
Xisbiga WADDANI Oo Ku Baaqay In Dagaal Hubaysan Lagu Qaado Xukuumadda Somaliland WADDANI Oo Ummadda u Soo Bandhigay Nacaybka uu u Hayo Beesha Madaxweynaha
Hargeysa(DAWAN)-Hoggaanka sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ku baaqay in shacbiga Somaliland u diyaar-garoobaan dagaal khasaare dhimasho keena oo lala galo xukuumadda Madaxweyne Siil…