wargeyskadawan.com
“Dagaal Cid Xisbiga WADDANI Kaga Itaal Darani Ma Jirto, Dagaalna Kursi Laguma Helo” “WADDANI Kama Soconayo Inuu Komishanka ay u magacaabaan Fadal, Madaxweynuhuna Xaq Buu u Leeyahay Inuu Soo Celiyo” “Doorashada Aad Leedihiin Xukuumadda Ayaa dib u dhigaysa, Idinka ayaa hor-taagan in la Ansixiyo”
Hargaysa (Dawan): Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, oo ah muddane ka tirsan Golaha Wakiiladda ee Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay dagaalkii uu iclaamiyay Guddoomiye ku xigeenka xisbiga …