wargeyskadawan.com
Dawladnimadeenu waa Muwaadin La Doorto iyo Hawl-wadeenu uu Dirsado oo Dalka u addeega
Waxaynu nahay Umadd leh dawladnimo Buuxda/taama , Xeerar iyo Shuruuc dhamaystiran oo sal u ah isbedelka Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee ka hirgalay Dalkeena. Si dhayal ah kumay iman hawshani balse Ta…