wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shahaadooyin Guddoon Siiyay 790 Arday Oo Ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Golis “Dawlad ahaan iyo Qaran ahaan-ba waynu Ku Faanaynaa Heerka Kaamacadaheennu kaga Jiraan Horumarinta Tacliinta”
Hargeysa (DAWAN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay shahaadooyin guddoon siiyey dufcaddii lixaad ee ka qalin jebisay jaamacadda Gollis q…