wargeyskadawan.com
Boqolaal Tahriibayaal ah oo ku dhintay Badda Malta
Boqolaal qof oo haajiraya oo ka yimid Afrika iyo Bariga Dhexe oo isku dayayay inay tagaan Yurub ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen maalmihii ugu danbeeyay. Hayadda Caalamiga ee Dadka Haajira, aya…