wargeyskadawan.com
Mareykanka oo Weeraro Hor leh ku Qaaday Daacish
Saraakiisha difaaca ee dalka Mareykanka ayaa sheegay labadii maalmood ee u danbeeyey, in xoogagooda ay qaadeen laba weerar oo cirka ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo gawaadhi ay leeyihiin koox…