wargeyskadawan.com
Maxkamadda Rafcaanka Awdal oo Xukunno ku Ridday Laba Qof
Lawya-caddo(DAWAN)- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Awdal, ayaa shalay xukun dil ah ku xukuntay nin lagu helay inuu qudha ka jaway muaadin, halka ay xorriyadisa u celisay nin kale oo ku eedaysnaa inuu…