wargeyskadawan.com
Ciyaartoy ka mid ahaa Masaaricadda iyo Feedhadhka dalkaasi Australia oo ku biiray Daacish
Saddex kamid ah ciyaartoyda dalkaasi Australia ka ciyaara Masaaricada iyo Feedh feedhka ayaa ku biiray kooxda Daacish,iyaga oo soo bandhigay sawiro muujinaaya iyaga oo madaxyo ay dad ka jareen ,sid…