wargeyskadawan.com
“Kulmiye wuxuu Cadeynayaa inuu wada-hadal Diyaar u Yahay, Diiwaan-gelintana, Halkii La isku Ogaa ka Taagan Yahay”
“Xeerka qabyada ahna waxaanu soo jeedinaynaa in majarihii sharci loo daayo” Hargeysa, (Dawan)- Hoggaanka xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo ka soo yeedhay labada…