wargeyskadawan.com
M/weyne Ku-xigeenka Oo Warbixiyay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Qayb- galay Imaaraadka
Hargeysa, (Dawan)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay safar shaqo oo uu ku tagay da…