wargeyskadawan.com
Shirkadda Microsoft oo soo bandhigaysa windows 9
Shirkadda Microsoft ayaa sheegtay inay doonayso inay suuqa soo geliso windows 9 oo ay dhowaanahanba wadey,iyada oo doonaysa inuu noqdo noocani mid kii hore ka duwan ,kaas oo si fudud ula qabsanaaya…