wargeyskadawan.com
Gudoomiye Cirro Oo Dhaqaale Ku Bixiyay Olole Lagaga Soo Horjeedo Diiwaan-gelinta Madaniga ah
HARGEYSA (DAWAN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa olole xoog leh ugu jira inuu beesha …