wargeyskadawan.com
Qaybo kamid ah dalka Maraykanka oo dadka heegan la geliyey kadib markii Abeeso ka baxsatay meelay ku xidhnayd
Qaybo kamid ah degmooyinka dalkaasi Maraykanka ayaa laga soo saaray digniin dadka looga digaayo abeeso kamid ahayd abeesooyinka aadka uwaaweyn oo lagu hayey in muddo ah xero kamid ah xeryaha xawaya…