wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha Oo Beenisay In Wasiir Geedoolle Ku Dhaawacmay Mudaharaadkii Gabiley
Hargaysa (Dawan): Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa beenisay in Wasiirka wasaaradaasi Faarax Cilmi Geedoolle ay waxyeello ka soo gaadhay mudaharaadkii Gabiley ka dhacay Shalay, mar uu ku safrayay …