wargeyskadawan.com
Afgaanistan oo lagu Heshiiyay Dowlad Wadaag ah
Kadib markii bilooyin ay ku muransanaayeen natiijada ayaa labada nin ee ku tartamay madaxweynenimada Afghanistan ay saxiixeen heshiis ay awooda ku qaybsanayaan oo lagu samaynayo dowlad isbahaysi ah…