wargeyskadawan.com
“Wasaaradaheennu Waxay ku Jireen Dargadihii Ingiriisku Dhisay, Indhahana Lagama Qarsado…”
HARGEYSA (DAWAN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin Dheeg oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo ay samaysay…