wargeyskadawan.com
Akaadamiga Nabadda Oo Soo Bandhigay Daraasad la xidhiidha Ahmiyadda Diiwaan Galinta Madaniga ah
Hargaysa(DAWAN) Xukuumadda iyo sadexda Xisbi Qaran,ayaa ka wada qayb galay munaasibad Akaadamiga Nabada Iyo Horumarka Somaliland ay ku soo bandhigtay daraasad iyo macluumaad la xidhiidha ra’yi u…