wargeyskadawan.com
Wakiiladda Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Heshiiskii Dhex Maray Xukuumada Iyo Xisbiyada
Hargeysa (Dawan): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda ee Somaliland ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiskii ay todobaadkan wada gaadheen xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ah, ee ku saabsanaa diiwa…