wargeyskadawan.com
Taariikhda Xuutiyiinta Qabsaday Qaybo ka mid ah Yemen iyo khatarta shiicanimo
Kacdoonkii xuutiyiinta ( houthi rebellion) ayaa bilaabmay badhtamihii 2004, Waxaana kacdoonkaas xuutiyiinta hogaaminayay ninka ay markii danbe ay qaateen magaciisa oo la odhan jiray Xuseen Badri di…