wargeyskadawan.com
Badhasaabka Togdheer Oo Dadweynaha Reer Burco Uga Digay Qaadashadda Hubka Fudud
Burco (Dawan): Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa dadweynaha ku dhaqan magaaladda Burco iyo guud ahaan gobolkaasi uga digay isticmaalka iyo qaadashada hubka fudud, sida Baa…