wargeyskadawan.com
Cali Guray Oo Magac Cusub Loogu Wanqalay Kaas Oo Ah MAS DIL. Magaaladda Hargaysa Oo Si Weyn Saaka Looga Hadal Hayay Magacaas
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Maxamed Yuusuf, ayaa loogu wanqalay magac cusub oo si weyn maalmahan suuqyada iyo Huteelada Hargaysa looga hadal hayay. magacaas oo uu u…