wargeyskadawan.com
Giriiga: Markii La Aasay Ayay Xabaashii Ka Dhex Qayliysay
Xabaal ku taal magaalada Salonica ee dalka Giriiga ayaa nin shaqaale ahi kala kulmay xaalad cabsi leh, ka dib markii uu maqlay dhawaaq ka soo baxaya qabriga oo markaasi in yar ka hor la aasay. Dho…