wargeyskadawan.com
Cudurka Ebola oo lagu Arkay Maraykanka
Xarunta xakameynta iyo ka hortagga cudurada ee dalka Maraykanka ayaa xaqiijisay nin ku nool gobolka Taxes inuu qaaday caabuqa Ebola. Waa markii ugu horeysay oo la xaqiijiyo in cudurka lagu arko gud…