wargeyskadawan.com
“ Wasaaradda gaadiidka ee Itoobiya iyo shirkada Ethiopian Airlines, waxay sanadkan tababaro xirfadeed siin doonaa ilaa 40 qof ka mida shaqaalahayaga”
Hargeysa ( DAWAN) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey najiijada socdaal shaqo oo uu ku tagay dalka Itoobiya iyo …