wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Mashaariic Laga Fulinayo Dekadda Iyo Madaarka Berbera
Berbera(Dawan):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed SiIlaanyo,ayaa shalay kormeer ku soo sameeyay mashaariic horumarineed oo laga fuliyay dekeda Berbera iyo madaarka magaaladaasi.