wargeyskadawan.com
“Ruug cadaagii Ina Hogaaminayay ayaa maantana musharax ah, dadweynaha ayaanay u taallaa maalinta doorashadda” C/raxmaan Saylici
Hargaysa (Dawan): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa been cad oo aan sal iyo raadtoona lahayn ku tilmaamay war ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta…