wargeyskadawan.com
Gabadh Maxkamadda Ka Codsatay In Ninkeeda Laga Furo
Gabadh u dhalatay dalka Sacuudiga ayaa ka codsatay qaadiga inuu ka furo ninkeeda. Gabadhan ayaa ninkeeda ku eedaysay in caado joogto ah ka dhigtay daawashada filimada. Waxayna sheegtay inay muddo b…