wargeyskadawan.com
“Waan Ka Xumahay In Safarkayagu Ku Soo Beegmo Iyadoo Aan La Ansixin Komishankii, Xeerkiina La Soo Celiyay”
Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi Qaran ee Somaliland,KULMIYE,UCID iyo WADDANI Mudane Muuse Biiixi Cabdi, Mudane Faysal Cali Waraabe iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro…