wargeyskadawan.com
Dagaal horleh oo ka Qarxay Magaalada Hareeraysan
Dagaal culus ayaa ka qarxay waqooyiga magaalada Kobane ee dalka Suuriya, kaddib labo maalmood oo ay xaaladda halkaasi daganayd. Dagaalyahanada Kurdiyiintu waxa ay u malaynayeen in ay dib u riixeen…