wargeyskadawan.com
“Inta Sharcigu Ii Ogol Yahay Waan u Taagan Nahay Doorashadda, Dalkayga Waan u Shaqaynayaa Waanan u Shaqayn jiray” “Waxaan Rajaynayaa oo Aan ku Kalsoon Nahay Inay Shacbigaygu Kalsoonidooda I siin Doonaan” Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (DAWAN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa markii u horeeyay beeniyay war sheegayay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada, waxaanu shaaca…